Topic outline
Warbixinta
Koorasku wuxuu kaa caawin doonaa inaad fahamto sayniska
ka dambeeya sababaha isbedelka cimilada,
sida ururada caalamiga ah iyo bulshooyinku ay uga jawaabayaan iyo sida
aad wariye ahaan si wax ku ool ah u ugu dabooli karto dhagaystayaashaada.
Qaybuhu waxay u furan yihiin dadweynaha. Login LOOMA baahna